Baro Af-Soomaaliga

Af-Soomaali waa luqad Afro-Aasiyatik ah oo ay leedahay laanta Kushiitik . Waxay afka hooyo u tahay Soomaalida ku nool dhulka Soomaaliweyn iyo qurbo joogta Soomaaliyeed.
What Will I Learn?
- Farta Af-soomaaliga
- Lahjadaha af Soomaaligax
- Xarfaha Waawayn
- Xarfaha Yar Yar
- iyo Faahfaahin dheerad ah
Course Content
Hordhac
-
cashirka 1aad: Xarfaha Waawayn
05:12 -
cashirka 1aad: Xafaha Yar Yar
05:29 -
cashirka 3aad: SHAQALADA WAA WAYN
01:07 -
Exam 1